Dadka qaba luuqadda cilladaysan waxaa dhib ku ah iney ismuujiyaan iyo iney fahmaan waxa dadka kale ay dhahayaan, cilladdaan waa mid ka duwan dhibaatooyinka la xiriira hadalka iyo maqalka. Xaaladdaan waxey ku badan tahay caruurta, waxeyna ku sii badan tahay 10 ilaa 15 boqolkiiba caruurta ay da’doodu ka yar tahay 3 sano. Hasa yeeshee luqadda ayaa u soo hagaagta marka …
Read More »Daryeelka Carruurta
Carrab Weynaanta Akhriska: Sababaha Keena, Dhibaatada Ka Dhalan Karta Iyo Sida Loo Dhabiibo
Caqabado tiro badan ayaa uu ilmuhu la kulmaa inta uu ku dhex jiro geeddiga waxbarashada. Waxaa ka mid ah in boqolkiiba 5 illaa 10 ka mid ah carruurta adduunka ay ku dhacaan xaalado ah carrab weynaan dhinaca akhriska ah, qoraalka oo ku adkaada ama xisaabta oo ay maskaxdoodu u furmi weydo. Taas macnaheedu waa in fasal kasta oo waxbarasho laga …
Read More »Why Play Is Important For Kids
Play is a crucial aspect of childhood development, offering a multitude of benefits that contribute to the physical, cognitive, social, and emotional growth of children. Here are some reasons why play is important for kids: 1. Physical Development Motor Skills: Activities such as running, climbing, and playing sports help develop fine and gross motor skills. Health and Fitness: Play encourages …
Read More »Qaladaad Sun Ka Dhigi Kara Dawada Ilmahaaga Aad Caafimaad Ahaan U Siineyso
Caadi ahaan dawadu waa saaxiibka koowaad ee ruux kasta oo buka ama qof uu jecel yahay ka bukaa kula dadaalo in uu caafimaad ka raadiyo, laakiin in badan oo innaga mid ah ayaa aan dhaadsanayn in ay jiraan khaladaad marka ay dhacayaan qofka falaya iyo dadka ku xeeran oo xitaa mararka qaarkood dhakhtarku ku jiraa aanay sharaysan oo dhaca marka …
Read More »Cilladda Ay Ilmaha Ku Dhashaan Ee Down Syndrome Iyo Daryeelka Ay U Baahan Yihiin
Cillada Down syndrome waa cillad ku dhacda jirka iyo maskaxda kana soo bilaabata khalad ku yimaada hida sidayaasha dhalashada ilmaha kahor. Caruurta qabta cillada Down syndrome waxay leeyihiin qaab ka duwan kan caruurtaa caadiga ah. Waxay leeyihiin, waji fidsan iyo qoor gaaban. Sidoo kale waxay qabaan dhinaan xaga maskaxda ah. Taasoo ay ku kala duwanyihiin caruurta qabta cillada Down syndrome. …
Read More »Carruurta Hadalku Ka Dib Dhaco: Sababaha Keena Iyo Xalka, Qeybtii 2-Aad
Siyaabaha loo daweyn karo: Mar kasta oo goor hore la ogaado dhibaatada hadalka ka haysata ilmaha, waxaa fududaada daweynta, waayo in waqti hore xaaladda wax laga qabto ayaa ka fudud in goor dambe lala tacaalo. Sidaas awgeed waalidku waa in uu si dhow ula socdo xaaladda ilmihiisa. Hababka caawin kara in ilmaha laga daweeyo xaaladdan waxaa ka mid ah: 1. …
Read More »Carruurta Hadalku Ka Dib Dhaco: Sababaha Iyo Xalka (1)
Sida caadiga ah sannadka koowaad ayaa uu ilmuhu bilaabaa isku dayga hadalka ah ereyo iyo xarfo dhawaqoodu fududyahay, tusaale ahaan ‘Baaba’ ama ‘Maama’, iwm. Marka uu 3 jir gaadhana waxa uu bilaabaa in uu hawraar iyo ereyo macne buuxa leh yidhaahdo. Da’ kasta iyo hadalka ilmaha laga filayo: – 9 Bilood: Codad hadal u eeg, laakiin aan macno samaynayn, waxakale …
Read More »5 Arrimood Oo Ay Tahay In Aanad Ilmahaaga U Diidin Iyo Sababta
Culimada cilminafsigu waxa ay sheegaan in marka aad ilmahaaga u samayso xuduud aanu ka gudbin karin, in ay ku beeranto shucuur xasilooni iyo ammaan ah oo uu si aan warwar lahayn hawlihiisa u guto, laakiin cilmibaadhiso cusub ayaa sheegaya natiijo taas ka duwan oo ah xakamaynta badani ay ilmaha ku keento xasilooni la’aan hoosna u dhigto heerka xirfadda ilmaha looga …
Read More »Ahmiyadda Cunnada Isku Dheellitiran Ay U Leedahay Caruurta
Ma ogtahay in carruurtu ay baahan yihiin nafaqo la mid ah tan dadka waa wayn ay u baahan yihiin? Carruurtu kama maarmi karaan in ay helaan cunno caafimaad leh oo isku dheellitiran si ay si wanaagsan ugu koraan uguna kobcaan. Nafaqo darrada waxa ay caruurtu ka qaadi karaan miisaan yari xaad dhaaf ah. Cunista Cunno isku dheellitiran waxaa laga helaa …
Read More »Cudurka Dyslexia Oo Qofka Ku Adkeeya Wax-Akhriska Astaamaha Lagu Garto Hababka Loo Dabiibi Karo
Waxaa jira dad badan oo akhrisku uu ku adagyahay. Si kasta oo ay wax-u-bartaan marka ay noqoto in ay wax akhriyaan waxaa laga dareemaa carrab weyni, waxa ay akhriyayaan oo iskaga dhex daata, hingaadda qoraalka ereyada oo ku adkaata in ay dusha ka qoraan, xawaaraha akhriskooda oo yaraada ama ay awoodi waayaan in ay carrab fudud oo dhaqso ah wax …
Read More »