Caafimaad A-Z

Sida Loo Joojiyo Timaha Go’aya 10 Maalmood Gudahooda

timaha go'aya, timaha daata, dawada timo daadashada

Timaha go’aya waa dhibaato ay dad badani ka sheegtaan, siiba haweenka. Hadaba waxaan idin kula wadaagaynaa dawo guri lagu joojin karo timo daadashada weliba 10 maalmood gudahooda. Dawadan dabiiciga ah ayaa ka kooban labo shay oo keliya waxayna kala yihiin qoondar iyo saliid qumbe. Midhaha qoondarka iyo saliida qumbaha waa labo shay oo waxtar ballaadhan u leh timaha, isku darkoodana …

Read More »

Learn 7 Easy Ways To Drink More Water Everyday

Healthy lifestyle concept. Millennial Arab guy drinking water from glass at home. Handsome young middle Eastern man keeping hydration balance, taking care of his body indoors Staying hydrated is essential for overall health and well-being. If you find it challenging to drink enough water throughout the day, Here are seven practical ways to help you drink more water every day:: …

Read More »

Faaidada Dhagayaraha Uu Ragga U Leeyahay Iyo Sida Saxda Ah Ee Loo Isticmaalo

faaidada dhagayaraha,

Dhagayaraha waa dhir daweed qiimo badan, waa geed caraf iyo dhadhan fiican u yeela cunnada, waxaana ka buuxa nafaqooyin muhiim ah iyo maadooyin kale oo caafimaadka waxtar u leh. Inkastoo dhagarayahu uu faaido u leeyahay dadka oo dhan haddana waxaa si gaar ah ugu sii roon yahay ragga, maadaama uu wanaajiyo awoodda bacriminta, sida oo kalena uu ka ilaaliyo cudurrada …

Read More »

Cabitaanno U Wanaagsan Hurdada Oo Qofka Ka Caawiya Inuu Si Wacan U Seexdo

Sida ay ku taliyaan xeeldheereyaasha hurdadu, dadka waa wayn ee ay da’adoodu u dhexeyso 18 illaa 60 jir waxa inay seexdaan ugu yaraan 7 illaa 9 saacadood oo hurdo ah habeen kasta. Hurdo yaraanta iyo hurdada xad dhaafka ah waxay kordhiyaan halista niyad jabka, sonkorowga iyo wadne xanuunka. Warka wanaagsani waa inay jiraan cabbitaanno hurdada keena, kuwaas oo dadka waa …

Read More »