Ganacsiga

10 Astaamood Oo Muujinaya Inaad Diyaar U Tahay Ganacsi

Ma ka fikirtaa in aad yeelato ganacsi? Abuurista ganacisgu waa mid xiiso badan isla markaana faa’iidooyin badan. In aad noqoto qof aan cidna u shaqayn oo aan cidna amar ka qaadan waa xoriyad ay dad badan ku riyoodaan balse waxaa muhiim ah in aad ogaato in ganacsigu u baahanyahay hawl-karnimo badan, halkaan waxaan idin-kugu soo bandhigaynaa 10 calaamadood oo lagu garto marka …

Read More »

10-kaan Talaabo Hadii Aad Raacdo Horumar Ganacsi Ayaad Gaaraysaa (Insha Allah)

Guusha ganacsi inta badan waxaa lagu gaaraa galad-ilaahay iyo in aad wax ka barato dadka kaa waayo aragsan. Haddii aad doonayso in aad ganacsi horumar leh samayso waa in aad dhagaysataa talooyinka dadka waayo-aragnimada leh ee soo arkay loolanka ganacsiga iyo horumarkiisa. Halkaan waxaan idinkugu soo bandhigaynaa qaar ka mid talooyinka ugu muhiimsan ee ay bixiyaan qaar ka mid ah …

Read More »

8 Tallaabo Oo Kuu Sahlaya Suuq Galinta Ganacsigaaga Cusub

Qormadan kooban waxa aan kaga hadli doonaa suuq galinta hore ee shirkada leh adeeg ama badeeco. Waxa aan ku eegi doonaa waxa ugu horeeya ee aad suuqa keenayso sida ay isbadal iyo baahi u dabooli karaan, sida aad suuqa ugu tijaabin karto iyo marka aad suuqa keenta qaabka aad raad-raac suuq galin u samay karto. Ilaa 8 talaabo oo is …

Read More »

15-ka Ficil Ee Laga Doonayo Hal-Abuuraha Ganacsi Yar

15 Ka ASTAAMOOD ee ugu muhiimsan ee qof kasta ee bilaaba ganacsi yar ay waajib tahay in uu ku dhaqmo ama uu leeyahay. Waa waajib shuruud u ah in aad guulaysato. Waa lagama maarmaan aas-aas iyo gundhig u noqonda waarida iyo horukaca ganacsi gaaga yare e bilowga ah si aad u bilowdo , kuugu shaqeeyo oo uu u kobco kanacsi …

Read More »

Wax Ka Baro Su’aalaha Hogaamiyaha Wanaagsan Is Weydiiyo

SIDEE WAX KA WANAAGSAN U SAMAYN KARNAA? Hogaamiyaha saxda ahi kuma fakaro oo kaliya sida howsha waqtigaa lajoogo loo qaban lahaa ee waxa uu kasii baaraan-dagaa oo ku sii fakaraa sidii uu u horumarin lahaa hawl kastaa ee waqtigaa jirta. Sidii uu usii wanaajin lahaa dhanka tayada, macaash ka iyo casriyeynta intaba. Ma ahan mid ku nagaada waxa markaa jira …

Read More »

6 Tallaabo Oo Wax Soo Saar U Yeeli Kara Ganacsigaaga Yar

Waxaa jira qaabab badan oo waqtiga lagu ilaalin karo iyo habab kuu sahlaya in si hufan aad u qabato hawl maalmeed ka ganacsigaaga yar. Talaabooyin kan lixda ah hadii midba mar aad joogtayso, isbadal weyn ayey u keenayaan ganacsigaaga yar. Maalin kasta marka shaqada aad soo gasho jaleec in yar talaabooyin kan oo ku dhaqan ilaa inta ay kuu noqonayaan …

Read More »

11 Qalad Oo Burburiya Ganacsiyada Yar-Yar

Qaladaadka ganacsiyada yaryar, ganacsiga

Diyaarinta QORSHE GANACSI waxa ay aas-aas iyo talaabada ugu horaysa u tahay bilowga ganacsiga. Qorshaha wanaagsani waxa uu kugu caawiyaa in aad hesho qarash kugu filan, In aad diyaariso saaxada guud ee ganacsigaaga, In aad dejiso siyaasada suuq gaynta ganacsigaaga, iyo in aad dhisto maamul haga Ganacsigaaga. Hadii qorshaha bilowga ganacsigaagu uu qaldamo ama si sax ah aan loo diyaarin …

Read More »

VIDEO: Wiil Somali Ah Oo Gacantiisa Ku Naqshadeeya Boorsooyinka Xarragada

Waa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijka Integration ee ay daadihiso wariye Hodan Nalayeh,  Show-gaan Shaah iyo Sheeko oo aad u xiisa badan ayaa lagu soo bandhigay qodobo kala duwan waxaana ka mid ah, Wiil dhalinyaro ah oo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Omar Munie kaasoo naqshadeeya noocyada kala duwan ee Boorsooyinka sida kuwa iskuulka oo si casri ah loo …

Read More »

10 Nooc Oo Ganacsiga Loo Casriyeeyo

Casriyayntu waa hab wax looga badalayo wixii hore ee jiray sida badeeco ama adeeg. Waxaa jira ilaa 10 nooc oo casriyeyn ah, kuwaa oo aad ka fahmi karto meelaha laga samayn karo isbadal faa’ido u leh ganacsiga. 10-ka nooc ee loo casriyeeyo ganaacsiga, waxa kamid ah kuwan soo socda. PROFIT | FAA’IDO / SIDA AAD KU HELI KARTO FAA’IDO Naqshada …

Read More »

Astaamaha lagu Garto Hogaamiyaha Xun

Calaamadaha lagu sooco hogaamiya xun. Waxaa la’ogaaday in Hogaamiyaha leh astaamahan uu san u qalmin Hogaaminta Shirkad, Dada, Mashruuc iwm. Sababta ugu weyn ee Hogaamiyahu waxa ay tahay kasbashada kalsoonida dad ka isaga la shaqeeya ama ka hooseeya. Aniga oo aan hadalka kusii dheeraan , waxa aan calaamadahan kusoo gaabinayaa sida soo socota. 1. NAXARIIS LA’AAN. Marka laga hadlayo Naxariista ma …

Read More »

Sida Loo Maareeyo Khatarta Ganacsiyada Yar-Yar

Ma jiro qof abuura ganacsi yar ee iska ilaalin kara Qatar. Hadii qaar ka mid ah Qatar ta iyo qasaaraha aadan aqbalin, waad quusaysaa, laakin hadana waad maarayn kartaa Qatar ta iyo qasaaraha. Qof kasta ee bilaabay ganacsi cusub waa uu garanayaa qasaaraha……… fursad kasta waxa ay wadataa guul dahabi ah ama qasaare kula daga gabi ahaanba… waxa is waydiinta …

Read More »

4-ta Nooc Ee Shaqaalaha Ugu Dhibta Badan Iyo Sida Loo Xaliyo

Hadii aad madax ka tahay shirkad , shaqaale badan uu kula shaqeeyo waa hubaal in aad aragto shaqaale dhib badan oo ay adag tahay in aad la shaqayso. Waxa aan halkan ku sooqaadanayaa 4 nooc ee shaqaalaha ugu dhib ka badan iyo sida loo xaliyo. Hadii aadan xaalin dhibka shaqaalahaa waxa u noqonayaa sida cudur faafa oo saameeya shaqaalaha intiisa …

Read More »