Hal-abuurku wuxuu muhiim u yahay in shirkaddaadu horumar ka samayso jawi ganacsiyeedka maanta ee tartankiisu sarreeyo, gaar ahaan marka macaamiishu noqdaan kuwo dalbasho badan, oo awood ay wax ku kala doortaanna leh. Kuwa ganacsiga abuura waxay u baahan yihiin, daraf ay ku badbaadaan oo kaga soocnaadaan inta kale. Hal’abuurka ayaa lagu heli karaa darafkaas; oo sare u qaadaya waxsoosaarka, koritaanka …
Read More »Ganacsiga
Ardayda Waxbarashada Jaamacadaha Bilaabaysaa, Xisaabta Ha Ku Darsadaan Culuumta Teknoolajiyada La Xidhiidha
Teknoolajiayadu, dhaqaalaha dunida maanta waxa ay ku leedahay kaalin aasaasi ah, si joogto ahna u sii koraysa. Maadaama oo ay abuurayso nidaam iswada oo aan waqti badan qaadanayn, waxa ay ka qayb qaadataa horumarka iyo wanaajinta tayada, iyo tirada waxsoosaarka iyo adeegyada, si ka qiimo yar sidii ay ahaan jirtay xilligii wax kasta gacanta laga qaban jiray. Isbeddel, kacaan teknoolajiyadeed …
Read More »Xeeladaha Suuqgeynta Ee Ay Ganacsatadu Isticmaasho
Qofka bani’aadamka ah dhaqankiisa iyo go’aankiisaba waxaa si aanu dareemayn saamayn ugu yeesha, hadba deegaanka iyo waxyaabaha ku xeeran ama dareemeyaashiisa la falgala. Tusaale ahaan haddii ur nadaafadeed ay ka urayso qolka ama hudheelka uu cuntada ka cunayo waxa ay u badantahay in uu cuno cunto badan, isla markaana uu dareemo in dhadhankeeda iyo diyaarinteedu heer sarreeyaan. Haddii se isla …
Read More »Hal-abuur Ganacsi La Imow Ama Suuqa Ka Bax: Sida Hal-Abuur La’aantu Ay Ganacsiga Guuldarro Ugu Horseedo
In-badan asbuuca kowaad ee sannadka cusub, waxay diiraddu ii saarnayd mawduuca ah “Diyaargarow ganacsi”, markii aan gudo-galnay 2019-ka waan bilaabay. Waa murugo in 2018-kii ahaa sanad ganacsiyo badani ay suuqa ka baxeen. Waxaan si adag u aaminsanahay in haddii hawlwadeennada ganacsiyadaasi ay fahmi lahaayeen ahmiyadda hal-abuurka ganacsi iyo bulaalintiisa; ama ba ay doonta hal-abuurka soo fuuli lahaayeen, suuqa kamay bexeen …
Read More »Top 6 Business Books That Will Revolutionize Your Business and Change Your Life!!
Books have the power to change lives. We live in a time when books are more affordable and accessible. Yet, fewer entrepreneurs read books, using the excuse of a lack of time. If you can’t find time to read, you as an entrepreneur will not grow, which will have an effect on your business. If you study any successful entrepreneur, …
Read More »Five Steps for Getting Your Product into Stores
When you offer a consumer product, you have to decide whether you want to sell in stores or just online. My company started online for the first two years, then started to move into stores after establishing our brand and a strong following. To help you decide the same issue, here are a few pros and cons about going into …
Read More »Ganacsi Casri Ah Oo Si Fudud Loo Bilaabi Karo, Baahi Weyna Loo Qabo
Kulanti wanaagsan, soo dhowaada meel kasta oo aad dunida Ka Joogtaan, Muuqaalkaani waxa uu Zakiraye Abdullahu ku faahfaahinayaa sida loo bilaabo ganacsiga qurxinta iyo rinjiyaynta guryaha, iyo fursadaha dhaqaale ee leeyahay. Daawasho wanaagsan:
Read More »Hababka Ganacsi Online Ah Loo Bilaabo
Muuqaalkaan uu soo jeedinayo walaalkeen Zakiraye Abdullahi waxuu ku sharrayaa 5 tilaabo oo lagu abuuri karo ganqcsi online ah. Ka bogasho wacan:
Read More »4 Xirfadood Oo Waxtar Badan Oo Aad Baran Karto Xilliga Firaaqada
Muuqaalkan ka baro 4 xirfadood oo aad kuu anfici doona oo aad baran karto xilliyada firaaqada ama aad gurigaaga joogto. Ka faaidaysi wacan:
Read More »Xirfadaha Macaamiisha Lagu Kasbado
Macmiilku waa kadinka laga galo ganacsiga iyo lugaha uu ku istaagoba, waxa lagu kala hormaraa hadba sida loo kala macaamiil badan, inaad macaamiil badan yeelataana maaha arin dhayal-dhayal lagu gaadhi karo, waxey u baahan tahey dadaal baden oo aad hurto oo naf iyo maal bal eh. Waxba kusii talax tagi meyno aar aarta iyo muhimada uu macmiilku leeyahay oo casharo …
Read More »Waa Maxay Suuqgeyn (Marketing)?
Salaan diiran ban idin soo diraya dhamman akhristayasha qiimaha badan leh, salaan ka dib aynu toos ugu dhaadhacno maqaalkan ciwaankisu kor ku xusan yahay, aynu ku bilaabo qeexid kooban oo laga yidhi suuqeynta ” Suuqgeyntu waa nidaam maamuul oo daaha ka roga dabeedna daboola baahiyaha macaamiisha, daah ka rogista & daboolidda baahida macaamiisha ayaa lagu tilmaamaa laf-dhabartaa suuqgeynta” Suuqgeytu waxay …
Read More »Siddeed U Hanan Kartaa Shaqaalahaaga W/Q: Hibo Ciise
Haddii aad tahey ganacsade doonaya inuu ganacsigiisu hana qaado, horumaro isla jeerkaasna gaadho hamigiisa iyo hiigsigiisa waa muhiim inaad hesho shaqaale hawsha si hufan oo hagarla, uga soo baxa, waana hantida kaliya ee hadday daacad noqoto uu ganacsigu u baahan yahey, haddii ay ka caga jiido hawlaheedana ay gun iyo baar isku dumeyso hawshaasi. Maamulida ilma Aadan aad bay u …
Read More »6 Dukumeenti Oo Lagama Maarmaan U Ah Ganacsi Kasta
Ganacsigu maanta waxa uu u kobcayaa si xawaare ah oo heer sare ah. Sidaas darted waxaad u baahan tahay inaad bixisid oo aad samaysid siyaasadaha saxda ah iyo waraaqaha(documents) si aad u hubiso in qof kasta oo ku lug leh ganacsiga uu ogyahay waxa laga filaayo oo laga doonaayo. siyaasadaha saxda ah iyo dokumeentiyada waxa ay ilaalinayaan oo kuu xifdinayaan …
Read More »20 Qalad Oo Keeni Kara Fashilka Ganacsi Ama Shirkad
Kharash aan loo baahnayn oo la galo (over spending) Qaladaadka la galo waxaa ka mid ah in aan la isu miisaamin waxa shirkadda soo galaaya iyo waxaa ka baxaayaa isla markaana la galo kharashaad badan, tusaale ahaan xafiiska oo la geliyo kharash badan, maamulka oo iska qorta mushahaaro badan iwm. Shaqada oon lahayn nidaam la raacayo (without guiding principles): Shirkaddo …
Read More »3 Qaab Oo Loo Xaliyo Xamaasada Macaamiisha Xanaaqsan
Waxaa jirra xaalado aad la kulmayso si lama filaan ah macaamil xanaaqsan oo tabanaya dhibaato, mar-marka qaarna ay dhacdo in qof ka maacaamilka uu yahay dad ka aan xakamayn karin shacuurtooda. Adiga dhan kaaga ujeedadu waxa ay tahay in aadan lumin qof kaa macaamilka ah iyo in aad ku qanciso adeega ama badeecada aad hayso. NOQO QOF WANAAGSAN. Marka aad …
Read More »