Aqoon U Yeelo 4 Xirfadood Oo Muhiim U Ah Guurka

Muuqaalkan waxa uu ka hadlayaa afar xirfadood oo muhiim u ah nolosha qoysnka. Iskuullada intii aynu ku soo jirnay wax badan ayaynu ka soo baranay, waxbarashada tooska ah waxa badan ayay ku baraysaa laakiin xirfadaha noloshaada muhiimka u ah waxay kaaga baahantahay adigu inaad isbarto.

Nolosha aan maanta ku noolnahay waa nolol balaaratay, sidii hore aan ahay, xawaare ku socota, jeediyeyaasheedu ay aad u badan yihiin, karkabadeedu aad u faro badan tahay, mushkiladaheedu aad u badan yihiin. Xirfado badan oo aad muhiim u ah ayaa jira oo laga yaabee shalay inaysan daruuri ahayn in dadku ay bartaan, waxaa muhiim ah in qofku uu barto xirfadaha uu noloshiisa ku maaraynayo qoyska marka ay noqotana wayba ka sii xagjirtaa waayo qoysku waa dowlad yar oo dhismaysa oo u baahan xirfado oo qoyskaas lagu maarayn karo in la barto.

Halkaan hoose ka daawo xirfadaha muhiimka u ah nolosha qoyska iyo guurka:

Check Also

farxada guurka, qoyska wanaagsan

4 Arrimood Oo Ay Tahay In Ninka Uu Fuliyo Si Uu Qoysku U Waaro

Rag badan ayaa aaminsan in gabadha oo la hantiyaa ay bilow iyo dhammaadba u tahay …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *