Soor Iyo Maraq Si Fudud Loo Diyaarinayo

Waa  barnaamijkii cunto karinta ee Cooking With Hafza, qeybta maanta waxaad kaga faaidaysan doontaan, soor iyo maraq si heer sare ah loo diyaarinayo.

Sida maraqa loo diyaariyo:

Waxaa la isku darayaa:

  • Saliid cadeey ama Saliid saytuun
  • Yaanyo
  • Koosto (spinach)
  • Baamiye
  • Basal
  • Kabsar caleen
  • Toon
  • Basbaas
  • Raqay

Digsi ayaa iskugu geynayaa kadibna waxaa lagu darayaa 2 koob oo biyo ah, cusbo iyo xawaash dhuudhuub.. Waxa la karinayaa 1 saac iyo bar ama 2 saac. Waxaa kasoo baxaya maraq cajiib ah.

 

Sida soorta loo kariyo:

Waxaa la isku darayaa:

  • 2 Koob iyo bar biyo ah
  • 1 koob oo soor ah
  • 1 Qaado oo cusbo ah
  • 1 Qaado oo toon shiidan ah
  • 1 qaado oo saliid saytuun ah

Daawasho wacan:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *