Muufo Iyo Kabaab

Kulanti wacan oo wanaagsan waa marnaamijkiinnii aad jeclaydeen ee Cooking With Hafza, Maanta muuqaalka waxa uu kuu saabsan yahay muufo si casriyaysan loo samaynayo oo dhexda laga gelinayo kabaab.

Alaabtaan hadaad rabto casho ayaad ka dhigan kartaa ama qado, ilmaha ayaad qado ahaan u siin kartaa.

Hafza waxay marwalba xoogga saarta cunto Soomaaliga soo waa muhiim inaan horumarinno dhaqankeenna iyo cuntadeenna isla markaasna aan ugu faaideyno dadka ajnabiga ah haday naga codsadaan.

Muufadaan ayaa foornada lagu dubayaa waxaan dhexda laga gelinayaa kabaab, waa Soomaali sharaf leh oo ay diyaarinteedu aad u dhib yartahay waqti badanna ma qaadanayso.

Muufo iyo kabaab:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *