Fariinta Cooking With Hafza

cunto karintaWaxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii Cunto Karinta ee Cooking With Hafza.

Waxaa fiican inaynu cunno waxyaabo caafimaadkeenna horumarinaya sidoo kale waa daruuri inaynu ilmaheenna barno siday u samaysan lahaayeen  cuntooyinka u wanaagsan caafimaadkooda ama ay u dhigan lahaayeen wax dhaqan ah.

Dhulkeenna hooyo waxaa ka baxa khudaar aad u badan oo dabiici ah. Waxaa nasiib darro ah in dadkeennu badankoodu aysan ku baraarugsanayna qiimaha caafimaad ee khudaartaan isla markaasna ay isticmaalaan cabitaan sonkor laga soo buuxiyay oo laga keenay wadamada carabta.

Hafso Xassan ayaa qeybtaan ku dhiira gelinaysa Beeraleyda iyo xoola dhaqatada Soomaaliyeed, bulshadana waxay ku boorinaysaa inay isticmaalaan waxyaabaha dabiiciga ah ee caafimaadka u fiican.

Halkaan ka daawo fariinta Cooking Witha Hafza:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *