Cabitaan La Isku Qaboojiyo Xiliga Soonka

Ramadaan Mubaarak, Kusoo dhawaada Cooking With Hafza, barnaamijka maanta waxaa uu ku saabsan yahay cabitaan la isku qabooyiyo xiliga soonka kasoo laga samaynayo khudaar dabiici ah sida baytaraaf, rumaan iyo liin.

Ka faaidaysi wacan sida fudud ee loo samaynayo:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *