Baro Sida Waxyaabo Dabiici Ah La Iskugu Qurxiyo Xiliga Ciida

Ciid wanaagsan dhamaan akhristayaasha qiimaha badan ee ku xiran daryeelmagazine.com. Maanta waxaan halkaan idin kula qeybsanaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijka aad looga wada riyaaqay  ee Cooking With Hafza.

Qeybtaan oo ay Hafza Hassan ugu talo gashay ciida ayaa ku saabsan  sida la iskugu qurxiyo shaaha cagaaran ee loo yaqaan “Green Tea” oo lagu darayo malab iyo saliid qumbe. Alaabtaan ayaa jirka ka dhigta mid dhalaalaya.

Faaidooyinka caleenta shaaha cagaaran ee dhanka quruxda waxaa ka mid ah:

  • Waxa uu yareeya bararka iyo madowga fuula indhaha hoostooda.
  • Waxaa baabi’iyaa waxyeelada qoraxdu gaarsiiso maqaarka jirka.
  • Waxa uu qooyaa maqaarka qalalan.
  • Waxaa uu maqaarka jirka ka dhigaa mid iftiimaya.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo sida la iskugu qurxiyo shaaha cagaaran

 

Check Also

quruxda maqaarka, caafimaadka maqaarka

10 Cunto Oo Si Weyn U Xoojiya Caafimaadka Iyo Quruxda Maqaarka

Maqaarka oo ah lakabka kore ee jirka waa qayb xasaasi ah, sida la mid ah …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *