Xikmadaha Ku Jira Buugga Who Moved My Cheese By Dr Spencer Johnson

Kusoo dhowaada barnaamijkii fikrad iyo buug ee uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagi jiray mid ka mid ah buug qiimaha badan ee uu akhriyay. Xalqadaan oo ah mid 30-aad ayuu nagula wadaagaya buug la yiraahdo Who Moved My Cheese ee uu qoray Dr Spencer Johnson

Casharrada ku jira buugga Who Moved My Cheese:

  1. Isbaddelku wuu kugu dhacayaa oo waa lama huraan
  2. Filo isbaddelka
  3. Muraaqabee isbaddelka
  4. la qabso isbaddelka cusub
  5. Isbaddelku wuu dhacayaa oo dhacayaa oo haddana dhacayaa.

Check Also

jiilasha aadamaha, dabeecadaha,

Qayb 2: Jiilashu Waa Sida Jeesas Aan Iska Warqabin

Jiil kastaa waa jees gooni ah oo habdhaqan iyo dabeecad lama wadaagaan jiilka kale. Jiil …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *