Xeelado Aad Jidhkaaga Kaga Ilaakin Karto Qaniinyada Kaneecada

  1. TOONTA:

Toonta oo ka mid ah dhirta qarniyada badan dawo ahaan loo isticmaalayey waxa ay leedahay ur awood badan iyo maaddooyin la falgala dhiigga, sidaas awgeed qofka isticmaala toonta waxa ay urteedu gaadhaa dhiiggiisa. Urtaas toonta ee dhiigga ku lamaan ayaa sababta in kaneecadu aanay qaniinin dadka toonta isticmaala.

  1. QOROFAL DHEGA YARE

Kaneecadu aad ayaa ay u necebtahay urta geedka Qorofal Dhegayaraha. Tijaaboyin la sameeye ayaa lagu ogaaday in haddii aad biyo ku shubto madiibad / xeedho, kuna riddo midhadh dhegayare ah, kaddibna aad saarto miis aan ka fogeyn halka aad seexanayso ama runkunka sariirta (Komaddiin) in ay ka fogaanayso kaneecadu.

-Kamaal Marjaan

-Marjaan Media

Check Also

lalabada aroortii, quraacda subaxdii

Sababaha Keeni Kara Lalabada Ama Yalaalugada La Dareemo Aroortii

Bismillah, Casharkeena maanta wuxuu ku saasbsan yahay arrin ku badan bulshada taasoo ku saabsan lalabada …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *