Sirta Guusha Nolosha!!

Waa Maxey sababta in dad nolosha meel sare ay ka gaaraan, dadna ay gaari waayaan? Dad aad ka filaysid oo lagu tuhmadeynayo maskax wacan in aanay meeshii laga filyay gaadhin.

Kuwii lagu tuhmeydaynayay iney maskaxdoodu liidato oo darajadooda iskuulka inay hooseyso, sidee ayay meel sare u gaadhaan?

Waa maxey sirta guusha nolosha?

Check Also

jiilasha aadamaha, dabeecadaha,

Qayb 2: Jiilashu Waa Sida Jeesas Aan Iska Warqabin

Jiil kastaa waa jees gooni ah oo habdhaqan iyo dabeecad lama wadaagaan jiilka kale. Jiil …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *