Sidee U Noqon Kartaa Horseedka Samaha

Ha noqonin hormuudka xumaanta ha u horseedin xumaan iyo shar, ha noqonin qofkii ugu horreeyay ee xumaan ku beerayay ama ku bilaabayay adduunka, xumaan aanan waligaa ka harayn oo dhaxal kuu noqonaysa ee dambigeeda iyo dambiga qof kasta oo kugu dayday ama waddaada raacay ama tallaabadaada raacay dambigiisu adiga saaranyahay illaa maalinta qiyaamaha.

Marmar qaarkood waxaan isweydiiyaa dadka qaarkood siduu damiirkoodu u siiyaa inay noqdaan dadkii abuurayay xumaan fara badan xumaan dadka badalaysa dadka caqligooda iyo hadafkooda nolosha oo saamayn xun dadka ku yeelanaya. Qof dadka dareenkooda ku ciyaaraya iyo maskaxdooda

 

 

Check Also

jiilasha aadamaha, dabeecadaha,

Qayb 2: Jiilashu Waa Sida Jeesas Aan Iska Warqabin

Jiil kastaa waa jees gooni ah oo habdhaqan iyo dabeecad lama wadaagaan jiilka kale. Jiil …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *