Sidee La Iskaga Ilaalin Karaa Bararka Iyo Madowga Indhaha Hoostooda

Bararka iyo madowga indhaha hoostooda ayaa kuu ekaysiinaya qof wayn oo da’daada mid ka wayn ka muuqato.  Sidoo kale waxay muujinaya inaad rafaadsantahay ama xanuunsan tahay ama inaad u baahan tahay nasiino badan.

Sababaha ugu waayn ee keena madowga indhaha hoostooda waxaa ka mid ah hurdo la’aanta, welwelka, biyo ku filan oo qof uusan cabin iyo oohinta badan.

Sida ugu fiican ee loo daaweyn karo waxaa mid ah in qofku uu seexdo hurdo ku filan, cabista biyaha oo uu badsado, cunista khudaarta cagaaran iyo kaluunka.

Sidoo kale waxaa jira cuntooyin dabiici ah oo la mariyo indhaha hoostooda si looga takhaluso bararka iyo madowga.

Halkaan hoose ka daawo Barnaamijka Cooking With Hafza iyo sida loo daaweeyo bararka indhaha hoostooda

 

Check Also

sida ilkaha loo cadeeyo,

Sida Ilkaha Loo Cadeeyo Iyo Waxyaabaha Ugu Fiican Ee La Isticmaalo

Dhoolla caddeyntu waa qeyb shakhsiyadaada ka mid ah balse haddii ilkahaagu ay jaalle ama huruud …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *