Ma Ogtahay?

ma-ogtahayMa ogtahay khaliifa Mucatassim Billaah wuxuu ahaa wiilkii 8aad uudhalay Haaruun rashiid ,sidoo kale wuxuu hayste 8 wiil iyo 8 gabdhood ,wuxuu xukunka haye 8 sano.

Ma ogtahay Muruqqa ugu adag bina aadanka waa midka kujira daanka (afka).

Ma ogtahay Ammiirkii uhorreeye islaamka wuxuu ahaa c/laahi ibnu jaxash.

Ma ogtahay biyaha lakarkariyo kadib labarafeeyo in ay yeeshaan midab dhalaal zaaid ah.

Ma ogtahay dawwo cadayga in ay kabi’iso dharka khadka qallinka kudaatta .

Ma ogtahay qofkii uhorreeye oo fardaha kora inuu ahaa nabi Ismaaciil calayhi salaam.

Maogtahay mobile ka in uu jibbaar charger kuqaatto marka uukujiro (Airoplane mode).

Maogtahay baradhada oo haafkeeda kaliya ladiiro haafka kalena loodaaye diirkeeda inay dhakhsi karto.

Maogtahay Ninkii Nabiga sallalaahu calayhi wasallam kusalliya 1 goor in ALLAAH uu kusallinayo 10 goor.

Check Also

ganacsiga, dhaqaalaha, teknoolajiyad,

Ardayda Waxbarashada Jaamacadaha Bilaabaysaa, Xisaabta Ha Ku Darsadaan Culuumta Teknoolajiyada La Xidhiidha

Teknoolajiayadu, dhaqaalaha dunida maanta waxa ay ku leedahay kaalin aasaasi ah, si joogto ahna u …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *