Ducada Uurka iyo Foosha

Ducada uurka iyo foosha,Muuqaalkaan hoose waxaan idin kula wadaagaynaa ducooyin lagu duceysto marki dhal la raadinayo, markii uur la leeyahay iyo markii la foolanayo.

Halkaan ka daawo muuqaalka:

Ducooyinkaan waa aayado ka mid ah Qur’aanka kariimka ah, waana ducooyinkii anbiyada, gaar ahaan waxaa ku duceystay Nabi Sakariya iyo Nabi Ibraahim (CS) Alle (SW) wuu ka aqbalay.

Ducooyinkan waxay ka kala yihiin:

  • Rabbi laa tadarnii fardan wa´anta khayrul waarithiin. (suurah al anbiyaa, aayah 89)
  • Rabbi hab lii mil laddunka durriyyatan dayyibah, innaka samiicud-ducaa. (suurah aala cimraan, aayah 38)
  • Rabbi hab lii minassaalixiin. (suurah as saaffaat, aayah 100)

Daawo muuqaalka:

Check Also

shaaha liinta leh, hooyada uurka leh

Sababaha Shaaha Liinta Leh uu Ugu Fiican Yahay Hooyooyinka Uurka Leh

Shaaha liinta leh waxaa loola jeedaa shaaha madow  ama cagaaran oo lagu daro biyaha liin …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *