Casharrada Ku Jira Buugga “Things I Wish I’d Known Before We Got Married”

Ku soo dhowaada barnaamijka Fikrad & Buug ee uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaago mid ka mid ah buugta qiimaha badan ee uu aqriyay. Buugga Toddobaadkan ayaa lagu maagacaabaa  Things I Wish I’d Known Before We Got Married ee uu qoray Dr Gary Ghapman.

Buuggaan ayaa anfacaya dadka aan weli guursan iyo dadka guurkoodu bilowga yahay in badan oo ka mid ah dadka mudada dheer guryaha qabayna wax badanoo laga yaabo in aanay ku baraarugin markii hore inay ku baraarugaan iminka.

  Ka bogosho wacan:

 

Check Also

jiilasha aadamaha, dabeecadaha,

Qayb 2: Jiilashu Waa Sida Jeesas Aan Iska Warqabin

Jiil kastaa waa jees gooni ah oo habdhaqan iyo dabeecad lama wadaagaan jiilka kale. Jiil …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *