Awoodda Qofka (Xoogga Dhabta Ah)

Yaa ku guulaysta nolosha? yaa dagaallada laga adkaadaa, yaa doodaha badiya,, yaa xoog weyn fikir ahaan, dhaqaale ahaan, ciidan ahaan, yay bini-aadamku xusuustaan oo taariikhda magacooda uu galaa, ilaahayna uu xasuustaa?

Waa ayo qofka ayna soo ridan damqashadu iyo xanuunadu, iyo baqtidintu iyo duruufuha adag ee markasta sida buurta usoo taaganaada?

 

Check Also

Dadka Leh Dabciga Maskax Furnaanta (Openness)

Bismillah, Waxaan qoraalkaan kaga hadli doonaa dabcigii 5-aad ee ka mid ahaa taxanihiin dabciyada bini’aadanka …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *