Yaa ku guulaysta nolosha? yaa dagaallada laga adkaadaa, yaa doodaha badiya,, yaa xoog weyn fikir ahaan, dhaqaale ahaan, ciidan ahaan, yay bini-aadamku xusuustaan oo taariikhda magacooda uu galaa, ilaahayna uu xasuustaa?
Waa ayo qofka ayna soo ridan damqashadu iyo xanuunadu, iyo baqtidintu iyo duruufuha adag ee markasta sida buurta usoo taaganaada?
Daryeel Magazine
