Technology

New WhatsApp feature allows users to delete sent messages

WhatsApp has rolled out a new feature that allows users to delete text messages sent out erroneously to the wrong recipient or chat group. “Deleting messages for everyone allows you to delete specific messages you have sent to either a group or an individual chat. This is particularly useful if you sent a message to the wrong chat or if …

Read More »

Google’s new headphones translate foreign languages in real time

Google has built a pair of headphones that can translate foreign languages in real time. The Pixel Buds are like a real-world equivalent of the Babel fish, the famous fictional creature from The Hitchhiker’s Guide to the Galaxy. They both translate and enable you to speak in foreign languages, and worked incredibly impressively in a demo at Google’s launch event …

Read More »

Talooyin Kaa Caawinaya Inaad Yareyso Lacagta Internet-ka Ee talefankaagu Isticmaalo

talooyin talefankaaga gacanta

Wargeyska Caanka ah ee Star oo ka soo baxa dalka Turkiga ayaa dhowaan qoray talooyin ku jihaysan qof kasta oo ay dhibaato ka haysato dhammaanshaha dhaqsaha ah ee lacagta uu ku shubto adeegsiga Internet ka ee talefankiisa gacanta uu ka gelayo. Talooyinkan  waxa ay qofka u tilmaamayaan tallaabooyin fudud oo qofka qaadaa uu ka badbaadin karo mushkiladdan waxa aanay kala …

Read More »

5 Qodob Oo Computer-kaaga Ka dhigaya Secure

computer security computer-kaaga

Tilmaamaha soo socodo waa kuwo kaa caawin karo in Computer-kaaga uu ka badbaado Viruses iyo Wixii lamid ah: 1. Firewall-ka hakuu Shidnaado: Firewall waa Barnaamij kaa caawinaya inuu computer-kaada kuu badbaado oo uu ka badbaado soo galitaanka aan sharciyeeysneen tusaale hadii aad ku xirantahay Internet-ka oo uu firewall-ka kaa dansayahay si fudud ayaa loo gali karaa Computer-kaaga oo files-ka ku …

Read More »

Adeega Mybridge Ee iPhone Waa Macalin Horumariya Aqoonta Iyo Xirfadda Dadka Ku Shaqeeya Tiknoolajiyadda

Haddii aad u haysatay in talefankaaga casriga ah shaqadiisu ay ku kooban tahay xidhiidhka degdegga ah, isticmaalka internet ka iyo bar-kulannada bulshada, sawir qaadista, wax-ka-beddelka sawirrada iyo ciyaaraha lagu maararroobo, waxaa hubaal ah in u baahantahay in dib aad ugu noqoto fahamkaaga arrintan la xidhiidha, waayo talefannada casriga ah waxaa ku jira adeegyo waxbarasho waxtar leh laga helo oo qaarkood …

Read More »

Si Aan Xogtaada Gaarka Ah Looga Helin Facebook Waa Inaad Si Degdeg Ah U Masaxdaa Macluumaadkaan

Facebook waxaa lagu tiriyaa in uu yahay masraxa bulsho ee ugu weyn ee ay ku xidhiidhaan kuna kulmaan dadka ugu badani. Sida aynu in badan aragnayna marka Koonto gaar ah laga samaysanayo waxa uu qof kasta weydiiyaa macluumaad iyo xog shakhsi ah, oo in uu ka jawaabaa aanay lagama maarmaan u ahayn samaysashada xisaabtiiga/Koontadiisa gaarka ah, laakiin haddana dadka isticmaalaa …

Read More »

Sida WhatsApp Loogu Isticmaali Karo Computer-ka

Adeegga sheekada iyo isu dirista sawirrada caanka ku ah ee WhatsApp waxa uu si rasmi ah u dhaqan geliyey barnaamij cusub oo u suurtogelinaya, in WhatsApp uu ku shaqeeyo Windows ka iyo barnaamijyada kale ee ay ka mid yihiin Mac Os, arrintaas oo muddo dheer dadka aadka u isticmaala WhatsApp ku ay sugayeen. Sida lagu sheegay warkan oo aynu ka soo …

Read More »

Talooyin Kaa Caawinaya In Battery-ga Laptop-kaaga In Mudo Ah Ku Hayo

Battery-ga laptop-ka waa qalab aad u muhiim ah waliba marka uu cusub yahay laptop-ka ama battery-ga wuxuu u baahanyahay in la daryeelo oo laga warqabo halkaan waxaan idin kugu soo gudbineeynaa talooyin ka caawin kara in batter-ga computer-kaada dabka haayo in mudo ah. Mark uu cusubyahay battery-ga ·         Markaad laptop ama battery cusub soo gado waxaa aad iyo aad loo …

Read More »