Waxbarasho

5 Koorso Oo Shaqo Badan Leh

Kulanti wanaagsan, soo dhowaada walaalayaal muuqaalkani waxa uu ku saabsan yahay 4 xirfadood oo aad baran kartid oo shaqo badan leh. Daawasho wanaagsan

Read More »

Doorashada Takhasuska Waxbarasho

Ma doonaysaa inaad doorato takhasuska kugu haboon? Haddiiba aanad haynin kii aad kuugu haboonaa sided u dooran kartaa ku ku raali galiya? Maqaalkani wuxuu kaa caawinayaa inaad takhasuskaaga xulato adigoo maraya hab cilmiya oo nidaamsan. Doorashada maadada aad ku takasusayso amaba aad Jaamacad u galaysaa maaha mid fudud, laakiin ardayda Soomaaliyeed way la fududahay waayo waxaanay helin talo fiican oo …

Read More »

28ka God Ee Dayaxu Dego W/Q: Cabdiraxmaan Barre

Dayaxu wuxuu sameeyaa wareeg uu ku soo wareegayo dhulka , wuxuu maraa tub (orbit) u gaara oo wareegiisu dhanyahay 360-digrii , 360-kaas digrii markuu soo dhamaysto oo uu bar-billowgiisii kusoo laabto , wuxuu soo wareegay 27-cisho & 7-saacadood qiyaastii , oo noqonaysa (bil xiddigeed) , Habeenka koobaad ee u horaysa ee dayaxu soo baxo  ,  xiddigta uu kasoo ag baxo …

Read More »

NOQO AQOONYAHAN

aqoonyahan akhriste,akhriska

Qormadan waxaan ku faalayn doonaa sidii aad u noqon lahayd qofku fiican wax akhriska oo aan ka caajisin , kama hadlayo  akhriska iyo muhiimaddiisa oo wax jirra maqaalo badan oo ay ka  qoreen dad badan oo aqoonyahan ahi. Aadanuhu wuxu horumar ka gaadhaa aqoonta marka  aanu ku koobnaan casharkii barrehiisu u dhigay ee uu yahay mid Raadsada wax walba oo …

Read More »

Weydii Naftaada Ka Hor Intaadan Dooran Waxa Aad Doonayso Inaad Barato

takhasus, waxbarasho, aqoon, mustaqbal,

Ka hor inta aadan u guda gelin waxa aad doonayso in aad barato, mustaqbalka soo socdana aad xirfad shaqo ka dhigato, waxa habboon in aad is waydiiso waydiimahan soo socda: 1. Awood ma u leedahay waxan aad doonayso inaad barato? Si kale haddaan u dhigo, ma yahay wax hibo laguu siiyay oo aad ku wanaagsan tahay? Eebbe qof kasta wax …

Read More »

Waa Maxay Xikmad?

go'aan kasta

Ma Taqaanaa Xikmada ? Waxaan maqalnaa erayga xikmad laakiin waxa suurto gala hadii layna weydiiyo qeexitaankeeda in aynu ka bixino jawaabo kala nooca, balse waxaynaan ku kala feker duwaneyn in xikmadu tahay wax wanaagsan ama shey qaaliya oo ruux kastaaba u baahanyahay inu helo amaba uu yeesho, hadabo waxad mawduucan kaga bogan doontaa su,aalaha soo socda iyo jawaabohooda taasoo laga …

Read More »

Ma Ogtahay?

Ma ogtahay khaliifa Mucatassim Billaah wuxuu ahaa wiilkii 8aad uudhalay Haaruun rashiid ,sidoo kale wuxuu hayste 8 wiil iyo 8 gabdhood ,wuxuu xukunka haye 8 sano. Ma ogtahay Muruqqa ugu adag bina aadanka waa midka kujira daanka (afka). Ma ogtahay Ammiirkii uhorreeye islaamka wuxuu ahaa c/laahi ibnu jaxash. Ma ogtahay biyaha lakarkariyo kadib labarafeeyo in ay yeeshaan midab dhalaal zaaid …

Read More »

Sidee U Qori Kartaa Maqaal Tayo Leh

qor, maqaa tayo leh

Marka hore Waxaa Mahad iskaleh Eebaha Ina Baray Qalinka iyo sida waxloo qoro Marlabaad. MAQAAL tayo lihi waa qoraal kooban, qaniya, kaasoo xamnaarsan akhristuhuna kadhex helikaro xog balaadhan oo tiro iyo tayaba leh, taas oo qoraagu kasoo dheegay ilo cilmiyeed badan oo kala duwan. Islamarkaana qoraagu si hufan, habaysan oo hormaysan ugu dhex muujiyay qoraalkiisa. Waa qoraal xogtiisu u adeegayso …

Read More »

Barashada Aqoonta Iyo Xikmada

aqoonta iyo xikmada knowledge

Bismilaah mahad oo dhan alle ayaa iska leh waxaan salaamaya dhaaman umadda soomaliyeed meel kastay joogan marka xigta waxan sigaar ahaaned usalaamaya intii magacayga iyo muuqayga garanaysa. Maqaal kan waxeynu ku milicsan doona qeybaha loo qeybiyo wax barashada, xidhiidh ka kadhexeeya aqoonta iyo xikmada ,sidoo kale, waxeynu ku eegi doona faa,idada akhris ku u leeyahay aqoon raadiyaha. Aqoonta markaad maqasho …

Read More »

10 Helpful Tips to Start University on the Right Foot

start university on the right

Becoming a young adult can be stressful enough but when you are considering continuing your studies at university there may be even more issues to deal with. Here are a few pointers that may help you to keep on track and move in a direction towards a positive future. START WITH A POSITIVE FRAME OF MIND – Remind yourself why …

Read More »

Wax ka Baro Awoodaha Cajiibka Ah Ee Allah (SW) Ku Mannaystay Xayawaanka Qaar

Noolaha waxa uu Alle (SWT) ku kala duway maskaxda oo uu si gaar ah Aadamaha uga faddilay noolaha kale oo dhan. In kasta oo aanu xayawaanku garaad lahayn, haddana waxa uu Alle siiyey awoodo badan oo ka kaba nusqaantaas, qaar badan oo ka mid ahna aanu aadamuhu lahayn. Awoodahaas xikmadaha Rabbaaniga ah ee ku jiraa waa in xayawaankani uu yeesho …

Read More »

Xaqiiqooyin Cajiib ah oo Hurdada ku Saabsan

Hurdadu waxa ay ka mid tahay nimcooyinka uu Alle ku xusay Qur’aankiisa oo sheegay in ay tahay waqti loogu talogalay in uu qofku nasto, waxaana caadi ahaan la wada og yahay in saacadaha hurdadu ay qofka siiyaan tamarta oo ay u cusboonaysiiyaan, awood iyo firfircooni, nasasho iyo maskaxda oo qofka u xasisha, waxaa intaas dheer faa’idooyin caafimaad oo ay u …

Read More »

10 Arrimood Oo Ardayga U Horseeda Inuu Imtixaanka Ku Guulaysto

guusha imitixaanka waxbarashada

Wakhtiyo kala duwan Ayaa Ardaygu sannadkii imtixaan u fadhiistaa, Isku buuq iyo Culeys uu werwer u weheliyo Ayaa la soo dersa tiro badan oo Ardeyda ka mid ah wakhtiga Imtixaanka. Khidaddu waa in si sahal ah oo Deganaani ku Jirto loo wajaho weydiimaha. Naxdinta iyo Fikirka xun ee aad imtixaanka ka qabtaa keliya waxa ay sii bilaabeysaa in aad dhacdo …

Read More »

sidee wax loo baran karaa

 waxa ugu horreeya in marka horeba aas waxbarashadda isku diyaariso, lana timaado shuruudo ku habboon. Shalay dugsigii dhexe iyo kii hooseba masuuliyadda waxbarashaddaada iyo mustaqbalkaagu adiga gacantaada kuma wada jirin, waxaad haysatay kaalmo. Haddii aad xasuusato miiska aad wax ku akhrinayso waa lagaa tirtiri jiray, haddii ay wax kugu adkaadaan waa lagaa caawin jiray, buuqana iyo dhibkana waa lagaa dhowri …

Read More »