Sidee U Noqon Kartaa Qof Haybad Leh Oo La Ixtiraamo?

Sidee dadka qaarkood ay awoodi karaan in ay haybadda ay yeeshaan oo dadkana ay ku qasbaan inay ixtiraamaan? dadka qaarkood waxay kugu abuurayaan jaceyl faro badan iyo kalgacal faro badan markaad hadalkooda maqashid iyo codkooda ama wajigooda aad aragtid.

Dadka qaarkood ilaahay Haybad faro badan buu siiyaa iyagoo haddana lacag aanan lahayn mansab weyna aanan lahayn, shaqo wacana aanan ka shaqayn.

Waxaad isweydiinaysaa jaceylkaa faraha badan ee aad u dareemaysid markaad wajigooda aad aragtid halkuu ka yimid?

Check Also

cimri dheer,

Asbaabaha Ay Dumarku Uga Cimri Dheer Yihiin Ragga

Qormadan waxaynu akhristayaasha kula wadaagaynaa mawduuc xiise badan oo ay cilmibaadhayaashu daraasado kadib ku soo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *