Habeenka Arooska Maxey Xijaabka U Tuuraan?


maxey dumarku isku qaawiyaan habeenka arooska?

Markuu ilaahey xijaabka uu usoo dejiyay dumarka, uma uusan soo dejin kumana uusan amrin inuu ciriiri noloshooda uga dhigo ama noloshooda uga dhigo mid dhib badan laakiin ilaahey wuxuu dumarka ugu amray inay isxijaabaan siduu uga ilaaliyo noloshaan dhibta badan iyo dadka xun ee noloshaan ku nool.

Xijaabku waa mashruuc umadeed oo umadsa oo dhan la ilaalinayo dhalinyaradeeda iyo dumarkeeda. Xijaabku waa calaamadda inanta muslimadda ah ee lagu garanayo inay ka mid tahay umaddii nebi Muxamed SCW.

Gabadh bilaa xijaab ah waxey la mid tahay dheeman wadada lagu tuuray!

Check Also

faaidooyinka guurka, caafimaadka

Faaidooyinka Guurka Uu U Leeyahay Dumarka Iyo Cudurrada Uu Ka Caabbiyo

Cidi shaki kama qabto in guurku uu yahay furaha xasiloonida ee ragga iyo dumarka labadoodaba, …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *