FIKRAD & BUUG: Buugga The Four Agreements

Waa qeybtii 23-aad ee barnaamijka FIKRAD IYO BUUG, qeybtaan ayuu Mubarak Hadi nagula wadaagaya buug la yiraahdo “The Four Agreements”.

Buuggaan ayaa waxaa qoray qoraa u dhashay dalka Mexico kaas oo lagu magacaabo Don Miguel Ruiz, buuggani waa mid xambaarsan dhambaal aad muhiim ah oo ay tahay inuu qofku la noolaado weligiis.

Daawasho wanaagsan:

 

Check Also

cimri dheer,

Asbaabaha Ay Dumarku Uga Cimri Dheer Yihiin Ragga

Qormadan waxaynu akhristayaasha kula wadaagaynaa mawduuc xiise badan oo ay cilmibaadhayaashu daraasado kadib ku soo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *