Duruusta Buugga Emotional Intelligence Ee Uu Qoray Daniel Goleman

Ku soo dhawaada barnaamijka FIKRAD IYO BUUG ee soo diyaariyo ustaad Mubarak Hadi, xalqadaan waxa uu kusoo qaadanaya buugga la Yiraahdo Emotional Intelligence ee uu qoray Danial  Goleman.

Muxuu yahay Emotional Intelligence? maxay ku kala duwan yihiin IQ iyo EQ? maxay tahay Muhiimadda uu qofka u leeyahay inuu emotional intelligent noqdo? Emotional Intelligence iyo guusha maxaa ka dhexeeya? muxuu ka kooban yahay Emotional Intelligence? meeqa xirfadood?

Dhammaan weydiiimahaas iyo warcelintooda halkaan kaga bogo:

Check Also

cimri dheer,

Asbaabaha Ay Dumarku Uga Cimri Dheer Yihiin Ragga

Qormadan waxaynu akhristayaasha kula wadaagaynaa mawduuc xiise badan oo ay cilmibaadhayaashu daraasado kadib ku soo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *