Dhibaatooyinka Nafsiga Ah Ee Caruurtu Ay Ka Qaadaan Fuquuqa Dugsiga (Bullying in Schools)!

Bullying in schools:

Fuquuqa iyo hiifka ilmuhu kala kulmo ardayda kale ee dugsiga waxay khatar ku tahay caafimaadka jidhka iyo dhimirka.

Waxaa marar badan dhacda in caruura qaar iskuulka kooxaystaan islamarkaana dhagaal, hiif, aflagaado iyo faduul kula kacaan ilmo ardayda ka mid ah oo aanay u arkayn saaxiibkood ama ay ku arkeen arrin ay iyagu hoosayn u arkayaan. Xaaladaan waxay ilmaha ay ku dhacdo kaga tagtaa caafimaad darro nafsi ah oo mararka qaarkood dhaawac aanu kasoo kaban gaadhsiisa dhimirka. Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Check Also

cuntooyinka suxuurta, ramadaanka

Cuntooyinka Aan Ku Fiicnayn Suxuurta Ee Ay Tahay In Laga Fogaado

Ramadaanka waxaa is beddela nidaamka cunto ee dadka soomaya, waxa ay sabab u noqon kartaa …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *