DHAMBAAL JACEYL Ku: Xaaskayga

Ku: Xaaskeyga aan jeclahay

Macaaneey iga gudoon dhambaalkan cishqi:

Marwadeyda aan jeclaayeey, markasta oo aan ku arko adoo hurda waan ku daawadaa aniga oo ay qalbigeyga buuxisay naxariista iyo cishqiga aan kuu qabo, sida kalsoonida iyo amaanka leh ee aad ii ag jiifto markaan eegana waxaan dareemaa inaan ahay nin ragga oo gacaladiisii seexiyey meel ay ku raaxaysato iyadoon ka baqayn cidna llaahay mooyee.

Waxaan daawadaa farxada iyo quruxda wajigaaga ka muuqata, markaas ayaan ogaadaa inuuna jirin nin iga nasiib badani aduunka. Waxaa isa su’aalaa toloow hadii ayna sidan u quru xbadnayn sidan maad u caashiqi lahayd, hadana waxaan ogaadaa cishqiga aan kuu qabaa inuuna ahayn jidhkaaga quruxdiisa ee adiga oo dhan aan ku caashaqay macaaneey. Markastoon tukado waxaan kugu duceeyaa inuu llaahay swt kuu dhawro quruxda muuqata iyo tan qarsoon ee noqotay sirta jacaylka aan kuu qabo.

Jacaylkayga qaaliga ah.

Check Also

faaidooyinka guurka, caafimaadka

Faaidooyinka Guurka Uu U Leeyahay Dumarka Iyo Cudurrada Uu Ka Caabbiyo

Cidi shaki kama qabto in guurku uu yahay furaha xasiloonida ee ragga iyo dumarka labadoodaba, …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *