Cuntooyin Jirka Ka Difaaci Karo Xanuunka Corona

Corona waa caabuq fayras oo ka faa’idaysto difaac yarida jirka bini’aadanka sida hargabka oo kale, fadlan ku dadaal waxyaabaha difaaca sare u qaado sida Liinta nuucyadeeda kala duwan, toonta, sanjabiilka, filfisha, basbaaska, huruuda, maraqa, malabka iyo xabad-sowdada.

Bulshooyinka waxyaabahaasi aysan cunnadoodu ka maqnayn halista corona way ku yaraan doontaa sida la saadaalinaayo, jirkooduna wuu iska difaaci doonaa.

Dalka hindiya aad bay cunnooyinkaan u isticmaalaan, illaa iyo haddane lagama soo sheegin qof caafimaad qaba oo u dhintay ama isbitaal loo dhigay cudurkaan, waana wadanka 2-aad ee dunida ugu tirada badan, shiinahane xiriir la leh, dadkooduna aad u safraan.

Xigasho: Somalidoc

Check Also

cuntooyinka suxuurta, ramadaanka

Cuntooyinka Aan Ku Fiicnayn Suxuurta Ee Ay Tahay In Laga Fogaado

Ramadaanka waxaa is beddela nidaamka cunto ee dadka soomaya, waxa ay sabab u noqon kartaa …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *