Ahmiyadda ay leedahay inaad naftaada barato

Muuqaalkan kooban waxa uu ustaad Mubaarak Hadi nagula wadaagayaa muhiimadda ay leedahay inuu qofku naftiisa barto ama uu ogaal u yeesho.

Waxaa la yiraahdaa qof waliba wuu dhashaa laakiin qof waliba ma noola, qofku labo jeer buu dhashaa, mar waa marka hore ee uu uurka hooyadi kasoo baxo, marna marka uu isweydiiyo sababta uu u dhashay, waa marka uu isweydiiyo waxa ilaahey sw uu hibada u siiyay, waxa uu koonkan u keenay, waxa ay tahay inuu ka qabto, waa marka uu isku howlo inuu noloshaan ka dhex raadsado halka uu kaga haboon yahay.

 

Check Also

cimri dheer,

Asbaabaha Ay Dumarku Uga Cimri Dheer Yihiin Ragga

Qormadan waxaynu akhristayaasha kula wadaagaynaa mawduuc xiise badan oo ay cilmibaadhayaashu daraasado kadib ku soo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *