6 Calaamadood Oo Muujinaya Inaad Tahay Qof Shakhsiyad Xooggan Naftiisana Aaminsan

Nebi Muxammad Csw waxa uu sheegay in awooddu aanay ahayn xoogga uu qofku wax ku lagdi karo laakiin ay tahay awoodda uu leeyahay xilliga uu caroodo inuu naftiisa hanan karo. Halyeygii gobonnimo doonka ee Mahatma Gandhi ayaa lahaa halku-dheg uu macnihiisu yahay, in awoodda qofku aanay ahayn muruqyada jidhkiisa iyo xooggiisa ee ay tahay hal-adayga uu leeyahay ee aan laga loodin karin hadafkiisa ama yoolashiisa. Warbixintaan waxaan ku eegaynaa lix calaamadood oo lagu garo qofka shakhsiyadiisu ay xoggaantahay.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Check Also

cimri dheer,

Asbaabaha Ay Dumarku Uga Cimri Dheer Yihiin Ragga

Qormadan waxaynu akhristayaasha kula wadaagaynaa mawduuc xiise badan oo ay cilmibaadhayaashu daraasado kadib ku soo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *