5 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Doorato Qof Kuu Qalma Oo Aad Nolosha Wadaagtaan

Sidee baan uu doortaa qofka aan nolosha la wadaagayo? Waxay ka mid tahay su’aalaha ugu muhiimsan uguna adag Nolosha, waayo waxay bilow u tahay mid ka mid ah go’aammada nolosha ugu muhiimsan ee qofku gaadhayo inta uu nool yahay. Haddaba waxaa uu ustaad Mubarak Hadi, muuqaalkaan nagalu wadaagayaa 5 qodob oo qofka ka saacidi kara inuu xusho lammaane wanaagsan oo u qalma.

Halkaan ka daawo muuqaalka:

Check Also

faaidooyinka guurka, caafimaadka

Faaidooyinka Guurka Uu U Leeyahay Dumarka Iyo Cudurrada Uu Ka Caabbiyo

Cidi shaki kama qabto in guurku uu yahay furaha xasiloonida ee ragga iyo dumarka labadoodaba, …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *