5 Arrimood Oo Kaa Dhigaya Qofku Aad Iskugu Kalsoon

Waa xalqadii 8-aad ee barnaamijkii Waydiin iyo Warcelin, qeybtaan ayuu Ustaad  mubarak Hadi nagula wadaagayaa habab uu qofku kalsoonida nafttiisa kor ugu qaadi karo.

Ma dareemaysaa in kalsoonidu kugu yartahay ma doonaysaa inaad kalsoonida naftaada aad kor u qaado?

Ka faaidaysi wacan:

Check Also

cimri dheer,

Asbaabaha Ay Dumarku Uga Cimri Dheer Yihiin Ragga

Qormadan waxaynu akhristayaasha kula wadaagaynaa mawduuc xiise badan oo ay cilmibaadhayaashu daraasado kadib ku soo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *