4 Arrimood oo Caruurta Nafsi ahaan u Dhaawaca


Marar badan waxaa dhacda inuu dhaawac ilmahaaga jidh ahaan usoo gaadho, deetana aad la tacaasho, wixii aad ka badin kari weydana aad isbitalka ula cararto si wax looga qabto, Laakiin waxaa jira dhaawacyo faro badan oo ilmaha nafsi ahaan usoo gaadha ishuna ayna qaban, Marar badan ay dhici karayso inuu kasoo gaadho barbaariyayaashiisa sida waalidkiisa, ehelkiisa ku xeeran iyo macalimiintiisa, waxaa laga yabaa dhawaca jidh ahaan soo gaadha ilmaha inuu mudo kooban uu ka boodo oo uu ku buskoodo laakiin midka nafsi ahaan usoo gaadha inuu waayo badan uu la noolaado oo ay mararka qaarkood ku kallifto in mushkilaadka faraha badan ee ay noolashu kusoo tuurayso inuu u babac dhigi kari waayo oo ay ka adkaadaan.

Hadaba waxaa jira 4 arrimood oo ilmaha nafsi ahaan u dhaawaca balse waalidiinta badankoodu aanay ku baraarugsanayn, Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Check Also

Faa’iidooyinka Akhrisku U Leeyahay Carruurta

Caadaysiga akhrisku waxa uu leeyahay faa’iidooyin caafimaad oo dhinaca nafsadda iyo maskaxda ah, waxa aanu …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *