Si Dabiici Ah Uga Nadiifi Beerkaaga Sunta

Beerkeenu wuxuu maalin walba si adag uga shaqeeyaa sidii uu jidhka uga difaaci lahaa dhibaatooyinka kala duwan ee ay suntu u gaysan karto.

Muuqaalkan waxaan kuugu soo gudbinayaa 6 cunto oo aad u muhiim ah kuwaasi oo si dabiici u nadiifinaya beerkaaga, shaqadiisana kor u qaadaya.

 

Check Also

cuntooyinka suxuurta, ramadaanka

Cuntooyinka Aan Ku Fiicnayn Suxuurta Ee Ay Tahay In Laga Fogaado

Ramadaanka waxaa is beddela nidaamka cunto ee dadka soomaya, waxa ay sabab u noqon kartaa …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *