Nolosha

Xoog Kaliya Wax Ma Taro W/Q Siciid Xagaa Afrax

faaska xoog qiso shaqada

Nin shaqadiisu ay aheyd geedo goyn, ayaa maqlay in la baadigoobayo qof shaqadaasi aad u yaqaana oo geedo badan jari kara. wuxuu soo aaday goobtii laga doonayay shaqada, wuxuu la kulmay ninkii doonayay. waxaa laweydiiyay hal su’aal kaliya oo aheyd waxana leeyahay beer ay ku yaaliin 45 geed oo waaweyn haddii aan ku siiyo Faas cusub imisa maalmood ayaad ku …

Read More »

VIDEO: Xalinta Khilaafaadka Iyo Muhiimada Cafisku Leeyahay

Akhristayaasha Sharafta leh ee ku xiran Qurbo Magazine, waxaan leenahay Ramadaan Kariim meel kasta oo aad adduunka ka joogtaan. Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan ahmiyada Cafiska waxaana inoo soo heedinaya Allaha inoo xifdiyee Shiekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun.

Read More »