Guriga

Fikrado Kaa Caawinaya Jikada Bisha Ramadaan

Jikada, bisha ramadaan, cuntada ramadaanka, soonka

Dumar badan wuxu kaga dhamaadaa waqtigoodu jikada, bishii cibaadada waxay isku badashaa bishii cuntada, bal waxaa dhaca inay ka mashquusho cibaadada oo bisha oo dhan hawl kale ayna yeelan aan ka ahayn jikada iyo cuntada. Hadaba afkaar ayaan ku siinaynaa walaashayda muslimada ah, si ayna waqti badan kaa qaadan jikadu. Waxaan rabnaa bisha quraanka iyo soonka iyo toobada, danbi dhaafka …

Read More »

Fikrado Kaa Caawinaya Qurxinta Guriga

Fikrado,jikada

Digsigu haduu kaa gubto: marar badan waxaa dhacda in digsigu uu kaa gubto oo aad ka wahsato sidii aad u nadiifin lahayd hadhow. Fikirkan yar ee sahlan qaado. Ku shub digsiga gubtay qaado fixiyaha keega ah (baking powder) kadibna biyo yar dabka kusaar 2-3 daqiiqo, kadibna cabaar sug markaad dabka ka qaado si sahlan ayaad u nadiifin kartaa digsiga markaa. …

Read More »

7 Hab Oo Gabadhu Ninkeeda U Jeclaysiin Karto Inuu Howsha Guriga La Qabto

Howsha guriga, shaqada Guriga, ninka

1- Noqo amiirada guriga:  Haweenayda ayaa la isku raacsan yahay inay tahay wasiirka arimaha gudaha, taasoo la macno ah wax walboo guriga gudihiisa ka socda inay masuul ka noqoto iskana xil saarto, halka raggu yihiin wasiirka arimaha dibbada, oo laga sugayo wixi masruuf iyo masuul qaadis ah. Si kastaba dumar badan ayaa ka sheegta in aysan ragooda caawimaad ka helin …

Read More »