Waxbarasho

Waa Tee Maadada Hadii Aad Barato Kaa Dhigi Karta Bilyaneer?

Qiimayn la sameeyay ayaa daaha ka rogtay shahaadada ama kuliyadda ugu badan ee dadka taajiriinta ah soo barteen, falanqayn lagu sameeyay xogihii iyo macluumaadkii qiimaynta ayaa lagu ogaaday in rubuc ka mid ah Malyuuneerada dunida ay soo barteen kuliyadda Engneering-ka. sida ay xustay warbixinta, In ka badan 22% ayay Engneeradu dunidu ka yihiin maalqabeenada caalamka, waxaa intaasi sii dheer in …

Read More »

Ahmiyadda iyo Iftiinka wax qorista

Maku fakartaa in aad wax qorto amaba aad fahanto qoraalada kala duwan ee aad goor kasta aqriso? Waxaad ogaataa hadaba in ay qoraaladaas ay leeyihiin astaamo iyo nidaamyo u gaar ah mid kastaa. Ugu horeyn, ma jiro qoraal magac la’aan ah oo midkastaa wuxuu sitaa astaantiisa u gooniga ah ee lagu garto, taas oo ka soocda inta kale. Walow ay …

Read More »

Ku Darso Intaad Ka Ogtahay Qaarada Afrika

1. Ma ogthay in wadanka Gambia uu leeyahay hal Jaamacad. 2. Ma ogtahay in Jaamacada Muqdisho ay tahay Jaamacads 55-aad ee ugu fiican Jaamacadaha Qaarada Afrika ee dhinaca website-ka sanado ka hor. (Booqo http://www.webometrics.info/en/Africa) oo qiimeyn ku sameeya website-yada jaamacadaha. 3. Ma ogtahay in Equatorial Guinea uu yahay waddanka kaliya ee Afrikaanka ee looga hadlo luuqada Spanish-ka. 4. Ma ogtahay …

Read More »

6 Qodob Oo Kaa Dhigaya Arday Wanaagsan Oo Guulaysta

Ma tahay arday? Haddii aad tahay arday ma rabtaa inaad noqoto arday hirgalay, oo guulaysta? Haddii aad “haa” ku jawaabto labadaa su’aaloodba, su’aal kale: “Sidee baad u noqon kartaa arday wanaagsan oo aflaxa?”. Su’aashaas ayuu maqaalkani isku dayayaa inuu ka jawaabo. Inaad guulaysato iyo inaad guul daraysataa waa wax ku xidhan inaad marka hore hadaf iyo doonis leedahay. Hadafka iyo …

Read More »

Cuntooyinka U Wanaagsan Ardayda Imtixaanka Gelaysa

khabiirada cuntooyinku ardayda ayaa baahinayay qaar ka mid ah cuntooyinka xusuusta qofka u fiican, kuwaas oo ay kula talinayaan ardaydu in ay quutaan maalmaha imtixaanaadku ku soo dhow yihiin. Jariirada “Le Monde” ee ka soo baxda dalka Faransiiska ayaa  daabacday, liiska cuntooyin ay sheegtay in ay ardayga u fiican yihiin, oo ay xoojiyaan, firfircoonida jidhka, deganaanshaha maskaxda iyo qaybta xusuusta …

Read More »

Aqoon Kororsiga Daryeel Magazine (KOBCI MASKAXDAADA)

Halkaan uga uga bogo barnaamijka aqoon kororsiga Daryeel Magazine oo aan idin kugu soo aruurinay qodobo muhiim ah. ka faaidaysi wacan – Diinku Ilko ma’ laha. – Rasuulkeennii Muxammed (SCW) mar qudha ayaa uu noloshiisa xajay. – Wadnuhu waa xubinta keli ah ee illaa hadda aanay dadku awoodin in ay farsameeyaan noociisa. – Ciddiyaha Dumarku way ka hor bixi og …

Read More »

Sirta Guusha Waxbarashada

Waxa mahad oo dhan iska leh Allah, isaga Ayaan u mahadnaqaynaa oo kaalmaysanaynaa. Intaas Kadib waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa insha-Allah maqaalo taxane ah oo aan kaga warami doono ka midho-dhalinta guusha dhinaca waxbarashada. Waxa aan shaki ku jirin in qofkasta oo ku nool dunidan uu jecel yahay GUUSHA. Guushaas oo ah dhinac wal oo noloshiisa ah. Waxa …

Read More »

Darasaad Muujinaysa In Gabdhuhu Imtixaanka Derejo Sare Keenaan Marka Fasallada Khaas ku Yihiin Oo Aanay Wiilal…

Cilmi-baadhis cusub oo ay sameeyeen Jaamacadda cilmi-baadhista lagu barto ee Maraykanka, ayaa daaha ka qaaday in habluhu ay xagga waxbarashada ku wanaagsanadaan marka jaamacad amma fasal u gaar ah ay kalidood wax ku bartaan ee aanay inamaddu la dhigan wax. Daraasadan oo muddo aad u dheer la waday, ayaa lagu tijaabiyey ardey jaamacadaha dalka Maraykanka wax ka dhigata, iyada oo …

Read More »

Baro Nuucyada Kala Duwan Ee Qoraallada

Maanta waxaan si horudhac ah u dul maraynaa magacyada qaar kamid ah qoraalada aad aragtaan maalin kastaa , hadii ay ahaan lahaayeen kuwa ku daabacan joornaal, magazine, amaba baraha internetka. Si aad aragti guud uga hesho inta nooc ay qoraaladu u qeybsamaan baa marka hore waxaa loo qeybiyaa 2 qeybood. Nuucyada kala duwan ee qoraalada Waa mid e, qoraal ku saleysan …

Read More »

MA OGTAHAY: Qobobo Muhiim U Ah Garaadkaaga

Ma Ogtahay 1.    In shinnidu maalintii ay dhali karto 800 illaa 1500 oo beed. 2.    In shinnida boqortooyo kastaa ka kooban tahay 30,000 illaa 40,000 oo shinni ah. 3.    Ma og tahay in caaggu uu jiri karo 500 oo sanno isagoon wax noqon. 4.    In dadka American-ka ahi ay adduunka haystaan 30.30% oo ah garoomada laga duulo halka Hindidu ay …

Read More »

Faaidada Wax Akhriska

“Aqoontiyo waxbarashada ruux ka oman baan ahay ” Asalamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu bacda salaan waxaan aad ugu mahad celinayaa Ilaahay SW i fududeeyay inaan soo diyaariyo mowducan waxaan kalo mahad gaara iska leh walidkayga bacda mahadnaq Hordhac Waxaan soo gudbinaya jeclahay inaan ka hadlo mowduuc dulucdiisu tahay ‘’aqristaha maanta waa hogaamiyaha bari.’’Mowduucan waa baladhan yahay maqaal kobana lagagama hadli karo …

Read More »

9 Khalad Oo Aynu Samayno Markaan Salaada Tukunayno

Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakatu. InshaAllah, Maqaalkan waxa aynu ku soo qaadan doonaa khaladaadka aynu Samayno Marka aan Salaada Gudanayno: 1. Iyada oo la hor maro Qofka Tukanaya: Waa Denbi weyn in la hor maro qofka salaada ku jira, nebgiguna SCW isaga oo arinkaa ka hadlaya waxa uu yidhi “hadii aad ogaan lahaydeen dunuubta ku jirta salaada oo la hor maro …

Read More »