Editor’s Choice

Hababka Sare Loogu Qaado Caafimaadka Kelyaha, Loogana Hortago Kelyo Xanuunka

caafimaadka kelyaha, kalyo xanuunka,

Kelyuhu waxa ay door wayn ka ciyaaraan ilaalinta caafimaadka guud, iyagoo dhiigga ka sifeeya qashinka iyo dheecaannada dheeraadka ah, waxa ay nidaamiyaan cadaadiska dhiigga, waxayna sameeyaan unugyada dhiigga cas. Si kasta ha ahaatee, arrimo kala duwan ayaa saamayn ku yeesha caafimaadka kelyaha islamarkaana keeni kelyo xanuun, waxaana arrimahaas ka mid ah; hab nololeedka xun iyo cudurrada raaga. Haddaba Daryeel Magazine, …

Read More »

Xaddiga Biyaha Uu Jidhku U Baahan Yahay Maalintii Iyo Dhibaatada Hadii Aad La Iskaga Badiyo

faaiidooyinka biyaha,

Biyuhu waxa ay caawiyaan dhammaan shaqooyinka uu jidhku qabto. Sidaas oo ay tahay, haddana haddii ay jidhka kaga bataan inta baahidiisa ah, waxa ay keenaysaa khataro caafimaad. Waxaa ka mid ah murqyada oo marar isku soo roora / guntama, gaar ahaan kuwa gacmaha iyo lugaha iyo sumowga biyaha (Water intoxication) oo dhimasho keenta. Dr. Catherine Waldrop oo ay soo xigatay …

Read More »

Ahmiyadda Ay Leedahay In Aroorta Hore Hurdada Laga Tooso

aroorta hore, subaxda hore, hurdada

Dhaqannada kala duwan ee dunidu, waxa ay isku waafaqsanyihiin, in aroor hore toosku uu ka mid yahay tiirarka muhiimka u ah guusha. Dad kala duwan oo guulo ka gaadhay himilooyinkooda nolosha, ayaa iyaguna isku waafaqay in afarta aroornimo oo la tooso subaxdii ay ka mid tahay sababaha muhiimka ah ee guusha ay gaadheen. Xeeldheeraha Maraykanka ah ee Steve Burns, maqaal …

Read More »

Faa’iidooyinka Akhrisku U Leeyahay Carruurta

Caadaysiga akhrisku waxa uu leeyahay faa’iidooyin caafimaad oo dhinaca nafsadda iyo maskaxda ah, waxa aanu kobciyaa aqoonta, fahamka, maskax furnaanta iyo il-dheeraanta qofka. Sidaas awgeed ma jirto dabeecad ka fiican in waalidku uu ilmihiisu inta uu yar yahay ku barbaariyo wax akhriska. Xeeldheereyaashu waxa ay sheegayaan in wax akhriska uu ilmuhu ka helo faa’iidooyin caafimaad oo ay ka mid yihiin: …

Read More »

Ahmiyadda Ay Leedahay Xusuus Qorka Oo La Caadaysto

xusuus qor, xasuus,

Xusuus qorka maalinlaha ahi waxa uu waayaha qaar ahaan jiray caado lagu faano, laakiin aad ayaa ay hoos ugu noqotay intii uu soo baxay internet ku, gaar ahaan warbaahinta bulshada (Social Media). Dad aad u badan ayaa dhacdooyinka ay maalinlaha ula kulmaan iyo aragtidooda waayaha maalin kasta ay waajahaan waxa ay dhaqso ugu baahiyaan baraha xidhiidhka bulshada. Si kastaba ha …

Read More »