Xuquuqda Maqaalada

Xuquuqda Daryeel Magazine:

Xuquuqda maqaalada Daryeel Magazine waxay u xifdisanyihiin daryeelmagazine.com!

Waad isticmaali kartaa maqaalada daryeelmagazine.com hadaad xifdineysid Shuruudaha u yaala Daryeel oo ah:

* In aadan ka masixin “tirtirin” magaca qoraaga

* Meesha aad kasoo qaadatay oo ah daryeelmagazine.com

* Kuumana banaana maqaalada daryeelmagazine.com in aad ka baayac mushtarto, sida in aad ku daabacdo joornaalada lacagta ah iwm.

Maamulka Daryeel Magazine

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *