Xulbada iyo Koritaanka Timaha

xulbada timaha, nafaqada timaha bixisa timaha maxaa bixiya tintaFaaiidooyinka xulbadu ay timaha u leedahay waxaa ka mid ah:

-Borotiinka,¬†nicotinic acids-ka iyo maadada lecithinare ee xulbaddu ay hodanka ku tahay waxay timaha ka xoojiyaan salka taasoo ka hortagta inay si fudud ku go’aan. Sidoo kale miraha xulbada waxaa ku jira maadooyin kale oo timaha koriyo isla markaana daadashada ka ilaaliya.

-Xulbudu timaha ayay dhalaalisaa.

-Waxay u roon tahay tinta qalalan

-Xulbadu waxay dawo ka tahay agoolka (dandruff).

-Xulbadu waxay ka hortagtaa cirrada waqtigeeda kasoo hormarta.

Hadaba Hafza ayaa natusinaysa sida timaha loogu nafaqeeyo xulbad iyo baamiye:

Ka faaidaysi wacan:

Check Also

quruxda indhaha

Waxyaabaha Dabiiciga ah ee Kordhiyo Caafimaadka iyo Quruxda Indhaha

Indhaha oo ka mid ah lixda dareeme ee aanu aadamuhu nolol maalmeedkiisa uga maarmi Karin, …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *