Xikmadaha Dadka Wanaagsan

Cali Bin Abii Daalib (Kw), wuxuu yiri:- Caalamku wuxuu ku taagan yahay afar tiir, mid haddii la waayo dhamaan wuu dumaya, waxayna kala yihiin:

1- Qof Cilmi leh oo cilmigiisa u gudbinaaya dar Allah.
2- Jaahil aan ka san taagaynin (is kibrin) inuu wax barto,
3- Maalqabeen (Taajir) aan kibir lahayn oo dar Allah wax u bixinaya.
4- Sabool ku qanacsan Faqrigiisa.

“ Liibaantu dhamaanteed waa in qofku naftiisa xakameeyo, xumaan oo dhami waa isagoo naftiisa sii diiya”

“ Hadalka debecsani wuxu jilciyaa quluubta ka adag dhagax casa ah, hadalka xumina wuxu kharibaa quluubta ka khafiifsan xariirta”

“ Haddii laga aamusi lahaa waxaan la garanayn, khilaafka dadkuna wuu yaraan lahaa”.

Check Also

hadallo xikmad leh, hadal xikmad leh,

Hal-ku-dhegyo Iyo Hadallo Xikmad Leh Oo Caalami Ah

Qormadan waxaan ku soo qaadanaynaa hadallo xikmad leh iyo halku dhegyo oo laga dhaxlay hal-abuurro …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *