Xaqiiqooyin Ku Saabsan Dumarka Musliimiinta

XUSUUS-QOR DHAKHTAR-ILKOOD Waa Barnaamij Taxane ah oo ay idiin soo diyaariso Drs.Hibaaq Buubaal.

Qeybtaan ayay dhakhtaraddu uga hadlaysaa xuquuqda iyo qiimaha ay diinta islaamku siisay gabadha muslimadda iyo weliba horumarka ay dumarku musliimiintu ay gaadhsiiyeen diinta islaamka.

Daawasho Wacan:

 

Check Also

dabeecadaha maroodiga, maroodi

Wax Ka Ogow Nolosha Iyo Dabeecadaha Maroodiga

Maroodigu waxa uu ka mid yahay xayawaannada quruxda lagu tilmaamo, dhaqanno badan oo dunida ka …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *