WhatsApp Oo Ugu Dambayn Adeegeeda Cusub Kusoo Kordhisay Software-ka iOS

WhatsApp iosDhowr todobaad ka hor ayey aheed markii Shirkadda WhatsApp ay sii daysay adeeg si lacag la’aan ah isugu wici karaan macaamiisheeda, waxaana adeegan markii hore loo sii daayay telefoonada ku shaqeeya Software ka Android.

Shirkada WhatsApp ayaa hada shaaca ka qaaday war ay ku farxeen dadka isticmaala Telefoonada ay soo shaarto Shirkada Apple, gaar ahaan Telefoonada I Phones –ka iyo I Pad – yada , waxa ayna cadeysay in hada wixii ka dambeeya dadka isticmaala telefoonada ku shaqeeya Software ka iOS ay ku isticmaali karaa adeega Wicitaan lacag la’aanta ah ee WhatsApp.

Telfoonada walba oo ku shaqeeya Software ka iOS waa lagu isticmaali karaa mana u baahnaan doono macaamilka WhatsApp inuu Soo degso version ka cusub ee 2.12.1 kaasoo ah version kii ugu dambeeyay ee WhatsApp keento

Check Also

talooyin talefankaaga gacanta

Talooyin Kaa Caawinaya Inaad Yareyso Lacagta Internet-ka Ee talefankaagu Isticmaalo

Wargeyska Caanka ah ee Star oo ka soo baxa dalka Turkiga ayaa dhowaan qoray talooyin …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *