Waxyaabo Dabiici Ah Oo Gabadha Arooska Ah Ay Korkeeda Ku Dhaqi Karto

Kusoo dhawaada barnaamijkii Cooking With Hafza iyo qeyb cusub oo ku saabsan sida gabadha caruusada ah ay korkeeda u nadiifin karto iyadoo isticmaalaysa waxyaabo dabiici ah.

Waxyaabaha maanta ay Hafza diyaarinayso ee ay tusinayso dumarka Soomaaliyeed ayaa ka kooban sonkorta madow, xulbad, malab, mid ka mid ah saliidaha dabiiciga ah, iyo caano.

Ka faaidaysi wacan:

Check Also

haaraha wajiga,

Sababaha Keena Haaraha Wajiga Iyo Sida Loo Goyn Karo

Haaraha wajiga ku samaysma waa cillad ku badan dhalinyarada khaasatan dumarka da’a dhexaadka ah.  Haaruhu …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *