Waxyaabo Aynu Inta Badan Sameyno Oo Dhaawici Kara Kilyaha

Kilyaha waa xubno muhiim ah jirka, qofka bini-aadanka la aantood ma helo karo caafimaad buuxa. Kilyaha waxay jirka u taraan waxyaabo badan oo aan  soo koobi karin balse waxaa ugu muhiimsan qashin saarka jidhk, sidoo kale waxay isku dheelitiraan dareeraha jidhka.

Waxaa jira dad badan oo aan u dhaga nuglayn xaqiiqda ah in aynu daryeelno kilyaheenna, Hadii aynaan ka taxadirin caafimaadka kilyaheenna waxaa hubaal ah inaynu waqti aan aad u fogayn qoomamayn doono.

Hadaba Muuqaalka ka baro caadooyin aynu badanaa samayno oo dhaawici kara caafimaadka kilyaha oo ay tahay inaad ka taxadarto.

 

Check Also

illowshiyaha badan hilmaanka

Talooyin Xal U Noqon Kara Illowshiyaha Badan Iyo Hilmaanka

Dad badan ayaa ka cawda illowga iyo fiirsiga oo ka luma, gaar ahaan marka shaqada …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *