Wax Ka Baro Fanaanada Asmo Love, TAARIIKH KOOBAN

Fannaanada Asma Axmed Ismaaciil (Asma Love), oo ka mid ah Kooxda Xiddigaha Geeska ee Xaruntoodu tahay magaalada Hargeysa, waa fannaanad heeso tiro badan qaaday, Haddaan idin xasuusiyo qaar ka mid ah waxa ka mid ah; Jacayllada Roodhi Kowda ah, Rasmi, Nasab oo ay wada qaadaan Maxamed Cirro, Xannaano, Yaa ku bara dhibtaan qabo oo ay wada qaadaan Mursal Muuse Cumar, Heesta Tabasho oo ay wada qaadaan Cabdi Hani Xaashi, Heesta Nasiib, Weligaaba Baydh baydh, Qalbi iyo Heestii u dambaysay ee Hanasho oo bishan February soo baxday.asmo love

Waa fannaanad ay  nolosha wadaagaan Muusiishanka caanka ah ee Axmed-weli Ibraahin Furinle, waxay labada fannaan dhalleen laba gabdhood.. Alloow isu daa..asma love

La soco barnaamijyo taxanne ah oo aannu idiinka diyaarin doono fannaaniinta.

Check Also

Fruits-ka U Fiican Hooyada Uurka Leh

Xiliga uurka waxaa lagama maarmaan ah in hooyadu ay cunto cunnooyin nafaqo leh, kuwaasoo aan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *