Alaab Dabiici Ah Oo Caawisa Wajiga Saliida Iyo Finanka leh

wajiga saliida leh oily skinDadka inta badan way iska tuuraan qolofta liin macaanta markay isticmaalaan kadib, balse ma ogtahay in qolofta liinta ay ka buuxaan nafaqooyin iyo waxyaabaha jirka sunta ka saaraa ee loo yaqaan antioxidants”?? Qolofta liin macaanta waxaa ku jira vitamin C ka badan kan gudaha ku jira.

Nafaqooyinka ku jira qolofta liinta macaan iyo waxtarkooda:

  • Vitamin C: Wuxuu la dagaallamaa finanka, waxaana uu kobciyaa caafimaadka maqaarka.
  • Calcium: waxay cusboonaysiiyaa unugyada maqaarka ee duqoobay. Waxay uu fiican tahay daaweynta qalaylka, qolofta iyo cuncun maqaarka.
  • Macdanta¬†Potassium: Waxay u fiican tahay fuuq-baxa, waxayna caawisaa qoynta dubka.
  • Magnesium: Waxay kordhisaa dhalinyaranimada iyo iftiinka maqaarka jirka.

Ma leedahay waji u nugul finanka?

Ha welwelin, Hafza ayaa kuu haysaa mask u fiican wajiga saliida leh iyo weliba finanka. Jirku waxa uu leeyahay qanjirro subka maqaarka sare, qanjirradaan waxay soo daayaan saliid loo yaqaan (sebun) liin macaantu waxay caawisaa in jirku uu saaliidaan nuugo isla markaana uusan qalalin.

Daawasho wanaagsan:

Check Also

biyaha bariiska, jirka iyo timaha, qurxinta

Ahmiyada Biyaha Bariiska Ay U Leeyihiin Jirka Iyo Timaha Dumarka (TIJAABO CILMI AH)

Bariisku waxuu cunto dhaqameed u yahay qeybo ka mid ah dunida, gaar ahaan wadamada Asia …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *