VIDEO: Waxyaabo Dabiici Ah Oo Gabadha Caruusada Ah Ay Isku Qurxin Karto

Waa markale iyo barnaamijkii aadka loogu bogay ee Cooking With Hafsa iyo qeyb aad u xiiso badan,

Qeybtaan ayay marwo Hafsa inagula wadaagaysaa waxyaabihii dabiiciga ahaa ee hooyooyinka Soomaalida ah ay isku qurxin jireen gaar ahaan xiliga arooskooda.

Daawasho wacan:

 

Check Also

haaraha wajiga,

Sababaha Keena Haaraha Wajiga Iyo Sida Loo Goyn Karo

Haaraha wajiga ku samaysma waa cillad ku badan dhalinyarada khaasatan dumarka da’a dhexaadka ah.  Haaruhu …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *