VIDEO: Sida Loo Diyaariyo Rooti Ka Samaysan Khudaar Kala Duwan

Waa marka kale iyo barnaamijkii xiisaha badnaa ee Cooking With Hafsa, Barnaamijkaan ayaa ah mid loogu talogalay in lagu soo bandhigo cunto Somali casriyaysan oo caafimaad iyo waxtar leh sida fududna loo sameeyay.

Qeybtaan ayaa ku saabsan rooti  laga sameeyay khudaar iyo waxyaabo kale oo kala duwan.

Daawasho wacan:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *